garangaris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld garangari.

garangari

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax wareegsan dilindillayn. ld garaangari, garaangiri, giraangiri, girangiri, gi.