garansiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg garansii. ld garansii.

garansii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Cid wax xusuusin. 2. Cid wax ka dhaadhici.