garansoon

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax, wax xusuusan ahaansho. 2. Wax, wax fahamsan ahaansh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur