garaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg garayso. ld garaysad, garays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax, inuu garyahay qirid. 2. (f.mg) Garays xirasho. 3. (f.mg) Garraar xirash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld garaysash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Guntiino midabbo leh oo haweenku xirtaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur