garbacadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Shilin cudurro badan xoolaha u keenta oo korka ku leh baro caddaan ah. 2. ld curdaalo. Roob bilow ah cordaal.
curdaaloQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Roobka jiilaalka dhammaadkiisa da'a; garabcas. ld cordaalo.