garbadduubnaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg garbadduuban. ld garbadduubnaansho, gardadduub- naan, gardadduubnaans.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
garbadduubanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)Macnaha:Cid gacmaheeda gadaal qabasho ahaansho. ld gardadduuba.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
garbadduubnaanshoQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gardadduub- naa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0