garcin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg garci. ld garci.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garci

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Haweeney meher la'aan uuray.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur