garcoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-caday, -catay)Macnaha:Meher la'aan uuraysasho. ld garac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
garacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(garac/-cyo, m.dh) Ilmo aan meher ku dhalan; wacal; wece.ld garc.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0