gardi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Weel xoola lagu maalo. ld gerd.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur