gardiid
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. G. ah: qof aan garta qaadan in lala garramana oggolayn. 2. Rati aan oggolayn in la hoggaamiyo. 3. Neef qof uu yaqaan mooyee qof kala uusan lisi kari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

