gargaar-degdeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Habab takhtareed oo la adeegsado marxaladaha lama filaanka ah dhakhsana u baahan si loogu gargaaro qof dhaawacmay ama buka inta an isbitalka la jiifi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur