gargeyr

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Duqow; guurt.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

duqow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld duqoobid.
  2. eeg duq 1 (1).
  3. Duq noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur