gargoorre

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nooc kalluunka ka mid ah. 2. Magac meel ku yaal Iskushuban u dho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur