gargudub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gargudbi.
  2. Webi, haro, war iwm labadeeda dacal isaga gudbi.

gargudbi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Webi, war, haro iwm labadooda dhan isaga gudbi.