garhay

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yay, -ysay)

Macnaha:

  1. Awr hoggaamin; dad ama wax kale hogaami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur