garoocQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. In yar oo wax is haysta laga gooyay. 2. Wax aan kaamil ahay.1. Wax is haysta in yar ka goyn. 2. Wax, wax ka maqan ka dhigi.