garoocid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg garooc.

garooc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. In yar oo wax is haysta laga gooyay. 2. Wax aan kaamil ahay.
  2. 1. Wax is haysta in yar ka goyn. 2. Wax, wax ka maqan ka dhigi.