garoocnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg garoocan. ld garooc- naansh.

garoocan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax, wax in yar laga gooyay ahaansho. 2. Wax, wax ka maqa.