garoomanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg garooman. ld garoomanaansho, garoonnaan, garoon-naansh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garooman

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax aan geeso lahayn ahaansho (neef riyo ama lo'ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garoomanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld garoomanaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garoonnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld garoomanaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur