garoomato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhacarato; xayawaanka daaqa dhacart.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhacarato

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Dadka xoolohooda geeya oo ku dhaqa dhulka dhacarta leh oo oomanaha ah. ld dhacarsato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur