garoorsheQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)Macnaha:Geedgaab laanlaan u baxa, qodxo yaryar oo miro lacuno leh oo macaa.