garowsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg garowso. ld garowsad, garows.

garowso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax inuu daw yahay aqoonsash.

garowsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld garowsash.