garqaadasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg garqaado. ld garqaada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garqaado

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-aatay, -aadatay)

Macnaha:

  1. Cid, gef ay gashay aqoonsash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur