garqaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg garqaad². ld garqaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
garqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld garqaadi.1. (f.g) Wax hoggaamin. Tus. “Cali baa ragga u garqaaday”. 2. (f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0