garqaybin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg garqaybi. ld garqaybi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garqaybi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haya u garniqi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur