Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
ld garqaybi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haya u garniqi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur