garruuman

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax timihii laga xiiray ahaansho (qof). 2. Wax baarka sare laga jaray ahaansh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur