garwadneed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha:
- (c.nafl) Dhuun dhiigga ugu weyn ee laga helo lafdhabarleyda sare, kaas oo ka qaada dhiigga ogsajiinta leh wadnaha dhinaca caloolyarada bidi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

