garyaqaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Nin xeerarka iyo dhaqammada bulshada ku xeeldheer. 2. Qof sharciga dawliga ah aqoon u le.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur