gashaanti

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Macnaha:

  1. Gabar da'ahaan u bisil aqalgal ama aroos. ld gashaan² (2).