gawaamiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Ku g.: wax dhul ku dhufasho. ld gawaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gawaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhul didib ah oo ada.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0