gawaanraac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cararidda xoolo badani cararaan iyaga oo baydadaya. 2. Lumidda xoolo badani lumaan. ld gawaanraaci.
  2. 1. Xoolo badan didid. 2. Wax dhumi.

gawaanraaci

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Xoolo badan didin. 2. Wax dhumi.