gawdiidid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gawdiid². ld gawriiri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gawdiid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Taagnaan badan oo meel lala istaago jirro, dhibaato iwm awgeed. ld gawriir.
  2. Jirro, dhibaato iwm awgeed meel la istaagid. ld gawriir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur