gawracasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gawrac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gawrac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gawraci.
  2. Neef si loo xalaaleeyo hilibkiisa, cunaha mindi kaga jarid; gowrac, biray.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur