geddisley

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Dad hawshoodu tahay iibinta iyo gadidda badeecooyinka kala duwan; ganacsato. ld gaddisle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ganacsato

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Dad meheraddooda tahay ganacs.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur