Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg geedaggooso. ld geedaggoos.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
1. Sixir ama faal wax dheefsi awgeed u samayn. 2. U g.: xoolo, laamo caleen leh u jarash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur