geedakaris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Aqoonta isku daridda iyo diyaarinta geedaha laysku daweeyo. 2. Qof yaqaan geedekarisk.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur