geeddeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld geeddiggeli.

geeddiggeli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid geeddi ah wadid.; guuri.