geeddiggelinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg geeddiggeli. ld geeddiggelis, geeddeyn, geeddey.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
geeddiggeliQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Cid geeddi ah wadid.; guuri.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
geeddiggelisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld geeddiggeli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
geeddeynQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld geddiggeli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00