geedoobidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg geedo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
geedoQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:1. Bari, xidid, caleen, qolof, dhacaan iwm oo dhir laga soo guray oo daawo ahaan loo isticmaalo. 2. Caleen, miro bari iwm oo dhirta qaarkeed laga soo guro oo cuntada lagu daro si dhadhan loogu yeelo. 3. eeg gee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00