geeldhugeeyeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xamaarato yar oo qallajista le'eg oo hadba midab isu yeesha; jirjirroole. ld geelrugeeye, geel-ururugleey.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jirjirrooleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Nafley yar afar addin iyo dabo dheer leh oo hadba meesha ay joogto midabkeeda yeelata; roor; geeldhugeeye. 2. J. ah: Qof isbedbedel badan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
geelrugeeyeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld geeldhugeey.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0