geeldooje

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Daruuro madmadow oo cokan oo muuqda badanaa marka roobku da'ayo. 2. Roob bada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur