geelo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Fiidkii waqtiga geela la maal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur