geeriyood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg geeriyoo. ld geer-yoomi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

geeriyoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Wax dhintay noqosho (nafley). ld geeryoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur