geesaas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Baroorta naagaha. 2. Baroor- diiq aan dhab ahayn. 3. Ugax gacanta lagu sameeyey. ld geesaasi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur