geesacarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Neef leh geeso aan jirriddooda lafta madaxa haysan oo marka la taabto ruxanayaa.