geesaxir

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld geesxir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

geesxir

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Neef lo'ah oo guri ku xiran oo aan dibad u daaq doona.
  2. Haweeney ninkeedii aan la noolayn oo diidaysa. ld geesaxi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur