gelengel

Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate

Macnaha:

  1. Meel cidlo ah oo aan dhir iyo dhisme midna lahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur