gelmidhabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gelmidhabo. ld gelmidhabad, kelmidhabad, kelmi- dhabash.

gelmidhabo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Gelmi saynta isaga cayrin (xoolo). ld kelmidhab.

gelmidhabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gelmidhabash.

kelmidhabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gelmidhabasho.