geni

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Lacag dahab ah oo Ingiriisku samayn jirey waayadii hore. 2. Lacag waraaq ah oo u dhiganta labaatan shilin. ld gin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur